Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Netanyahu Oo si Adag u Dhaliilay Dalalka Yurub

by Heemaaln
0 minutes read

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa si adag u dhaliilay Yurub xilli la xusayay Maalinta Xusuusta Xasuuqii Yuhuudda isagoo sheegay in qaaradda ay la ildaran tahay daciifnimo akhlaaqeed oo qoto dheer.

Netanyahu ayaa ku booriyay dalalka Yurub inay ka bartaan Israa’iil sida loo dagaallamo si loo difaaco waxa saxda ah, isagoo ku eedeeyay inay luminayaan xakamaynta aqoonsigooda iyo jihadooda siyaasadeed.

Hadaladiisa ayaa kusoo beegmaya xilli ay sii kordhayaan kala aragti duwanaanshaha u dhexeeya Israa’iil iyo qaar ka mid ah dalalka Yurub, taasoo sii hurinaysa doodaha ku saabsan amniga iyo qiyamka siyaasadeed ee gobolka.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.