Heemaal News Network

Raisal wasaare Xamse Oo la Hadlay Shacabka Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa safar taariikhi ah ku tagay magaalada Laascaanood, waxaana halkaas kusoo dhaweeyay madaxda SSC-Khaatumo iyo boqollaal shacab ah oo tan iyo saaka waddooyinka u tubnaa soo dhoweyntiisa.