Roob Caawa Hargaysa ka Da’ay Ayaa Sobobay Dhimashada Sadex qof . May 5, 2025May 5, 2025 Alle ha U naxariistee Sadex qof ayaa Ku Geeryooday, kadib markii uu qaaday daad Marayay biriishka xaar-wadda ee Degmada Maxamuud Haybe, Gaadhiga daadku qaaday ayaa ahaa xaajiyad nooca hilux-ta ah. Gaadhiga oo kaliya ayaana hadda Lagu arkaa badhtamaha biriishka, halka dadkii dooxa biyaha marayaa qaateen Ilaa Haadana la Helin Maydkooda.