Hindiya ayaa door muhiim ah qaadatay muddadii ay reer galbeedka sare u qaadeen cunaqabateynta Ruushka, iyadoo Delhi ay ahayd waddanka saddexaad ee dalalka galbeedka ka iibinayay gaaska Ruushka, taa oo hoos u dhigtay saameynta dhaqaale ee Ruushka uu kala kulmi lahaa cunaqabateynta.