Ma jirto cid sheegatay mas’uuliyada dilkan, lamana aqoonsan kooxda ka dambeysay, balse weerarkan ayaa ina xasuusinaya wixii ka dhacay Ciraaq markii la riday nidaamkii Sadaam Xuseen,xilligaa oo ay Ciraaq ka dhaceen dilal qorsheysan oo lagu beegsaday saynisyahannadii khibrada u lahaa kiimikada iyo hubka.