Xisbiga muxaafidka Waddani ayaa xiligii uu mucaaridka ahaa ka qaylin jiray, marka la eryo shaqaale, kuwaasi oo ku eedayn jiray xukuumadii Kulmiye.
Lama garan karo sababta loo eryey shaqaalahaasi danyarta ee u adeegayey masiinkiinta dhimirka ka xanuunsanayey ee guryaha ku xidhan.
Beeshii Hargeisa Lahayd ee subeer Awal Oo shir deg deg ah layskugu yeedhay iyo waxa soo Kordhay
Halkan ka Akhriso. Shaqaalaha Gadabuursi Ee Agaasimaha Qaybta Dhimirka Somaliland Uu ka Caydhiyey Shaqada iyo Magacyadooda.