War saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga Himilo Qaran ayaa lagu xasuusiyey Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud in dagaalka argagixisada uu ahaa, walina yahay, ARAGTI QARAN oo soo socotay 17 sanno aysana aheyn in siyaasad loo adeegsado.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA