Heemaal News Network

Shirkada TikTok Oo Shaacisay In Maraykanka U Ogolaatay Inay Xiraan Bartooda Tiktok.

Shirkadda TikTok ayaa xaqiijisay iney u ogolaatay Mareykanka in ay xiraan bartooda TikTok, kadib markii ay diideen iney wareejiyaan Mulkiyadda shirkadda ee gudaha Mareykanka.

Sharci ayaa loo soo saaray sababo la xiriira walaac uu Mareykanka ka qabay shirkadda oo ah in xogta macaamiisha Mareykanka in ay la wadaagaan dowladda Shiinaha taas oo ah eed ay shirkadda beenisay.