Shirka Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanka Maakhir ee Muqdisho oo laga soo saaray in deegaannada Maakhir ay helaan Maamul rasmi ah oo hoostaga Dowladda Federaalka.
Shirweyne ka dhaca deegaannada Maakhir, Xaaladda Ceerigaabo, Buuraha Dahabka ee Calmadow iyo qodobo kale ayaa ku jira war-saxaafadeedka.
Halkan ka Akhriso