Ma jirto illaa hadda cid og nolasha iyo dhimashada Zvi Kogan oo ah ninka la sheegay in guriisa oo ku yaalla Abu Dhabi laga afduubay, sida ay ku warrantay shabakadda Israa’iil ee Kann. \
Kooxda fulisay afduubka ninkan YH-diga ah, kama tagin wax caddeyn ah sidoo kalena kaamirooyinka CCTV ma jirto wax muuqaal ah oo ay ka qabteen.