Qoraalka NISA ayaa lagu sheegay in ay si dhaw ula socdaan dhaqdhaqaaqyada ganacsatada, dallaaliinta iyo darawallada gaadiidka ee lacagaha baadda siiya, sidoo kale u sameeya kooxdaasi maalgelinta.
Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaran ayaa uga digeysa ganacsatada iyo dadka kale maalgelinta argagixisada iyo bixinta baadda ay Zakawaat-ka ugu magac dareen kooxda Al Shabaab.