Heemaal News Network

Somaliland Oo Caalamka ka Codsatay inaan Waxba loosoo Marin Dowladda Somaliyeed.

Somaliland oo caalamka ka codsatay in il gaara lagu eego, oo aan waxba loo soo marin Dowladda Federaalka Soomaaliyeed.