Heemaal News Network

Somaliland Oo si Adag Uga soo Horjeedsatay Go’aankii ay Dawladda Somaliya ka Qaadatay Taiwan

Somaliland ayaa si adag uga soo horjeedsatay Warkii kasoo baxay dawladda Soomaaliya ee ahaa in muwaadiniinta Taiwan aanay iman karin gudaha Soomaaliya.

Somaliland ayaa waxay sheegtay in ay tahay qaran madax-bannaan oo aanay Soomaaliya xukumi karin guud ahaan dalkeeda, isla markaana aanay waxba ka qusayn dhawaaqa Soomaaliya.