Somaliland Oo soo Saartay Amar ka Dhan ah Dadka Ajaanibta ah Ee Sharci-darada
Somaliland ayaa Sheegtay In Laga Saari Doono Somaliland Qofkasta oo Ajaanib ah oo Aan Haysan Sharciga Somaliland mudo Sadex Cisho Gudahood.
Hadaba Qofka Kasoo Jeeda Dalka Soomaaliya ee Aan Haysan Sharciga Dal Ku jooga ah ee Somaliland Maalmo Dheerad ah Miyaa Lagu Dari Doona Mise Waa Laga Saari Doona.