Madaxtooyada Oo War lka soo Saaray Aqoonsiga Somaliland Ee Horyaala Baarlamanka Maraykanka
Madaxtooyada Somaliland ayaa u mahad celisay Xildhibaan Scott Perry oo Congress ka Maraykanka geeyay hindise sharciyeed Somaliland loogu aqoonsado dal madax banaan.
Waxa kale oo Madaxtooyadu sheegtay in Somaliland ay rajaynayso inay xidhiidh dhaw la yeelato Maraykanka.