Heemaal News Network

Somaliya Oo Yeelatay Xurntii Ugu Horeysay Ee Lagu Hubiyo Badqabka Diyaaradaha Lagu-na Dayactiro

Dawlada Soomaaliya ayaa Xariga ka Jartay xaruntii ugu horreysay ee lagu hubiyo bedqabka diyaaraha, laguna dayactiro.

Blue Hangar oo laga dhisay gudaha garooonka Aadan Cadde waxaa hirgeliyay shirkadda Aerosom oo ay maalgashadeen ganacsato Soomaaliyeed.

Garoonka Aadan Cabdulle ee Muqdisho wuxuu maalin kasta martigeliyaa in ka badan 130 duullimaad. Mana jirto xarun lagu dayactiro diyaaraddii ay cillad qabsato, taas oo sababtay in ay u safraan Kenya iyo Uganda, si loo hubiyo bedqabkooda. Waxaase maanta baahidaas dabooshay, oo ay hadda ka dib adeeggaas ka heli doonaan Blue Hanger, oo si casri ah loo qalabeeyay.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Madaxwaynaha SSC Oo ka Hadlay Dhibta Soonkii Hore Somalilnd ka Geysatay Laascanood

Heemaaln

Somaliland Oo Dacwad Ka Gudbisay Somalia Iyo Qodob Kale Oo Kasoo Baxay Shirkii Golaha Wasiirada

Heemaaln

Farmaajo Oo Walaac ka Muujiyay Isbadalka ay Dawladu ku Sameyneyso Dastuurka Dalka.

Heemaal