Heemaal News Network

Sucuudiga Oo ku Dhawaaqay in Bari ay Tahay Ramadaan

Ramadan karim

Dalka Sucuudiga ayaa ku dhawaaqay in dalkaas laga arkay bishii Ramadaan berri oo Sabti ahna ay tahay maalintii koowaad ee bisha Ramadaan..

Gudiga Raadinta bisha ramadaan ee dalka Sucuudiga ayaa sheegay in ay arkeen bisha Barakaysan ee ramadaan ..