Suldaan Saleebaan Oo Boorama ku Geeriyooday December 24, 2024 Illaahay Naxariisti jano haka waraabiyo Suldaan Saleebaan Cali ismaciil oo goor dhawayd ku geeriyooday Magalada Boorama Samir iyo imaan Allaha ka siiyo dhamaanba Qosykii, Qaraabidii iyo bahda Dhaqanka ee uu kabaxay.