Taliyaha ciidanka Ilaalada Kacaanka Iran ee howlgalladooda uu dibadda yahay iyo inay taageerraan kooxaha bariga dhexe ee Quds , Jen. ismaaciil Qaani ayaa la sheegay warqad uu u diray hoggaamiyaha dhowaan la magacaabay ee Xamaas, Yaxye Sinwar inuu ku caddeeyay inay tahay waajib saaran aargoosiga dilka Ismaaciil Haniyeh, ee ka dhacay dhulka Iran.
Taliyaha ayaa waxa kalo oo uu soo dhaweeyay magacaabiistiisa hoggaamiyaha sare oo uu ku sheegay tallaabo ay Xamaas ku caddeysay inay hoggaankeeda ku xulanayso cid kasta oo saameyn ku leh dagaalka socda.