Taliye Xigaanka oo saaka saldhigyada kala duwan ee Caasimadda Ku tagay kormeer iyo fulinta Wareegtadii Taliyayaasha iyo T/xigeenadda loogu magacaabay waxaa ku qaabilay Taliyaha qaybta G/Sool G/le dhexe Khadar Maxamed Faarax.
S/Guuto Cismaan Ibraahin Ducaale wuxuu Faray saraakiisha saldhigyadda inay dardar geliyaan hawlaha shaqo ee amniga bulshadda lagu sugayo.