“Madaxweyne Putin wuxuu si xooggan u sheegay in ay khasab ku tahay inuu ka jawaabo weerarkii ugu dambeeyay ee Ukraine ku qaaday garoomada diyaaradaha iyo saldhigyada Ruushka”.
Sidoo kale Trump ayaa sheegay inuu madaxwayne Putin u sheegay inuu waqti ku socdo loona baahan yahay inuu na soo kala dhex galo Iran inta aysan xumaan arinta.