Turkiga Oo Beeniyay In Munaasibadii ka Dhacaday Dekada Muqdisho aheyd Difaaca Bada April 24, 2024April 24, 2024 Dowladda Turkiga: Munaasabada xuska Maalinta Caruurta iyo Madax banaanida Turkey ayaan shalay ku xusnay Markab ku xidhey dekedda Muqdisho. Balse DFS waxa ay sheegtey in lagu hirgelinayey heshiiskii Difaacadda Badda Soomaaliyeed ee Turkiga lala galay.