Kumanaan xabbo oo rasaas ah oo ay leeyihiin booliiska iyo ciidamada Soomaaliya ayaa lagu calaamadeeyay tiknoolojiyadda AmTag™, taasoo lagu arkayo kaliya iftiinka UV. Calaamadahaan ayaa xambaarsan xog raad-raac ah oo ku saabsan halka ay rasaastu martay.
Tani waxay Soomaaliya ka dhigtay dalkii ugu horreeyay ee caalamka adeegsada AmTag™ si kor loogu qaado ammaanka rasaasta, looga hortago isticmaalka qaldan, loogana taageero la-dagaallanka argagixisada.
Dowladda UK ayaa durba Somalia ugu hambalyay qorshahaan oo ay ka taageertay.