Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxwayne Cagjar Oo Lagu soo Dhaweyay Somaliland December 11, 2024December 11, 2024 Madaxwayne kusigeenka Somaliland ayaa magaalo xuduudeedka Wajaale kusoo Dhaweeyay Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar oo ku wajahan magaalada Hargaysa ee Somaliland. Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo casuumaad rasmi ah ka helay madaxda Somaliland ayaa ka qayb’gali doona caleemo saarka madaxweynaha la doortey ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cigaal ( Cirro ) iyo kuxigeenkiisa AMB Maxamed Cali Aw Cabdi. RemasterDirector_1a5c03258 RemasterDirector_1a5c03258 RemasterDirector_1a5c03258