Heemaal News Network

War-murtiyeedkii ka soo Baxay Madasha Wadatashiga Qaranka Ee ka Qabsoomay Muqdisho

Golaha Wadatashita Qaranka ayaa meelmariyey Dowlad-goboleedka SSCkhaatumo iyadoo Hoggaamiye Firdhiye uu kamid noqday saxiixayaasha go’aannada dalka.