Dadka deegaanka ayaa si adag iskaga difaacay duullaanka gaadmada ah ee kooxaha hubaysani kusoo Qaadeen Dadka Shacabka Ah, iyagoo La gaadhsiiyay jab wayn.
Xukuumadda Somaliland waxay u sheegaysaa dawladaha gobolka iyo Beesha Caalamka in kooxaha hubaysan ee la baxay Khaatumo ay halis ku yihiin amniga mandaqadda, isla markaana aanay dawladda Somaliland u dul-qaadan doonin duullaanada gaadmada ee Ay soo qaadayaan.
Annaga oo ka xun in hogaamiye Firdhiye uu bisha barakaysan ee Ramadan u arko dhiig uu daadiyo guul siyaasadeed, isla markaana colaad kaga dhex abuuro dadka walaalaha ah”
Somaliland waxay diyaar u tahay nabad-ku-wada-noolaanshaha mandaqadda.