Wasaarada shaqada & arrimaha bulshada ee Dowlada Somalia ayaa soo saartay amar faraya dhammaan loo shaqeeyayaasha inay goobahooda shaqada iyo shaqaalaha iney si rasmi ah isaga soo diiwaangeliyaan Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.
โDiiwaangelintu waa mid ๐๐ข๐ฅ๐๐๐ฌ๐ก ๐๐ก ๐จ๐จ ๐๐๐ง ๐๐ก๐๐ฒ๐ง ๐ฅ๐๐๐๐ , marka laga reebo shahaadada badqabka caafimaadka iyo goobaha shaqada. Shahaadadan waa mid muhiim ah oo loogu talagalay in lagu hubiyo Badqabka iyo caafimaadka goobaha shaqadaโ ayaa lagu yiri War saxaafadeed ka soo baxay wasaarada oo sidan hoose u qornaa:-
๐๐๐ซ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐จ๐๐๐ก๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ku wargelinaysaa dhammaan loo shaqeeyayaasha inay goobahooda shaqada iyo shaqaalaha si rasmi ah ay uga diiwaangeliyan Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, diiwaangelintuna waa mid ๐๐ข๐ฅ๐๐๐ฌ๐ก ๐๐ก ๐จ๐จ ๐๐๐ง ๐๐ก๐๐ฒ๐ง ๐ฅ๐๐๐๐ , marka laga reebo shahaadada badqabka caafimaadka iyo goobaha shaqada. Shahaadadan waa mid muhiim ah oo loogu talagalay in lagu hubiyo Badqabka iyo caafimaadka goobaha shaqada, waxaa sidoo kale muhiim ah in la dhaqan-geliyo habraaca badqabka iyo caafimaadka kaas oo ku xusan sharciga dhaqangalka ah ee Xeerka Shaqada (๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐จ๐ซ ๐๐จ๐๐).
Goobaha shaqaddu waxay heli doonaan tababarro la xiriira sharciga shaqada, xuquuqda shaqaalaha, badqabka goobta shaqda iyo hirgelinta Jawi shaqo oo badqab leh.
Loo-shaqeeyaha waxaa la farayaa in Shaqaalaha ka taxadaraan ayna ka ilaaliyaan khataraha ka imaan kara goobaha shqadda kuwaas oo ah sida ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐ก๐, ๐ค๐จ๐ซ๐จ๐ง๐ญ๐๐๐, ๐ฐ๐๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ก๐, ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐๐๐๐ก๐ ๐ฐ๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง, ๐ข๐ฌ๐๐ข๐ญ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐ก๐๐๐๐ก๐๐๐ซ ee ka shaqeeya meelaha halista ah ee sababi kara khatar ka dhalan karta Goobta shaqadda.
Sidaas darteed, waxaa la caddeynayaa in aysan jirin ๐ฐ๐๐ฑ ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐ก๐๐ฌ๐๐ ๐๐ก oo ay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada kusoo rogayso ganacsatada iyo shaqaalaha. Habkan diiwaangelinta waxa uu muhiimad gaar ah siinayaa ilaalinta xuquuqda shaqaalaha, horumarinta kobaca dhaqaale, iyo abuurista jawi shaqo oo nabdoon, sharciyeysan, islamarkaana suurtagelinaya in shaqaalaha Soomaaliyeed ay si sharaf leh ugu shaqeeyaan goobo badbaado leh.
Wasiiradda Wasaaraddaha Amniga Guddaha, Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, Wasiir kuxigeenka Warfaafinta iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maanta shir jaraaโid ku qabtay muqdisho ayaa bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigay guullaha laga gaaray la dagaalanka Al shabaab iyo Daacish