Heemaal News Network

Wasarada Diinta Somaliland Oo War kasoo Saartay sii Deynta Fanaanada Ugbaad Aragsan

Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa Sheegtay in Fanaanada Ugbaad Aragsan Ka Toobad keentay Sidoo Kalena Balan qaaday in aanay Samayn doonin mar danbe Dhaqan Xumo