Heemaal News Network

Wasiir Gideon Oo Cadeeyay Mowqifka Rasmiga ah Ee Israa’iil Ee Dawladda cusub ee Suuriya;

Wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil, Gideon Saar ayaa soo bandhigay mowqifka rasmiga ah ee Israa’iil ee ku aadan dawladda cusub ee Suuriya;

“Suuriya wali ma xasilin.Maamulka Dimishiq dhab ahaantii waa burcad ee maaha dawlad sharci ah.

Hoggaamiyayaasha la sheegay waa burcadda Idlib, ma ahan maamul dhameystiran.Madaxdu waa Islaamiyiin leh aragti adduunyo xag-jir ah—”

Ugu danbayntii ayuu wasiir Gideon ku sheegay dawlada cusub ee Suuriya dawlad Islaami ah ee ma aha maamul qunyar socod ah.