Saaka ayaa wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf waxa uu xafiiska uguu geeyay dhambaal uu ka siday madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.
Xidhiidhka noocan ahi siday sheegen waxa uu kor u qaadayaa isfahanka labada dhinac isaga oo u dhaqmaya sidii shabakad wada hadal iyo iskaashi oo ku saabsan arrimaha laba geesoodka iyo gobolka.