Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Xilkii ka Qaaday Xoghayihii Gobolka Awdal June 13, 2024 Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha JSL Mudane Maxamed Kaahin Axmed Ayaa xilkii qaaday Xoghayihii Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Axmed waxana uu wasiirka Arimaha guduhu Magacaabay Xoghayaha Fullinta Ee Gobolka Awdal Maxamed Cabdillaahi Maxamuud ( Badhmagaal) oo ah shakhsi si weyn looga qadariyo Gobolka Awdal .