Booqashadan ayaa ku soo aadaysa xilli Baarlamaanka Turkiga uu dhowaan ansixiyay ciidan ka tirsan kuwa badda Turkiga oo xeebaha Soomaaliya loo geynayo, taa oo ku timid heshiis difaac oo ay Soomaaliya la gashay Turkiga , iyadoo looga jawaabayo heshiiskii badda ee Abiy uu la saxiixday Somaliland.