Isagoo sharraxaya is casilaadiisa, wuxuu yiri ; “Waxaan naftayda waydiiyay inay ku habboon tahay in aan sii joogo hoggaanka wasaaradda beeraha, annigoo wax walba bilaash ku helaya, hadana muwaadiniinta ma wada awoodaan qiimaha sare ee bariiska iyo qudaarta …. gunaanadkii waxaan go’aansaday inan xilka ka tago.”