Wasiir Bidhaan ayaa ku amaanay Wasiir ku xigeenkii hore shaqadii wanaagsaneyd, waxaana uu uga mahadceliyey wada shaqayntiisi iyo u adeegista Qaranka, isagoo dhinaca kale soo dhaweeyay Wasiirku xigeenka cusub ee Wasaaradda.
Munaasabadda xilwareejinta waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiru dowlaha Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS iyo howlwadeenada Wasaaradda.