Heemaal News Network

Wiil Reer Awdal ah Oo Xalay Lagu Dilay Dalka Holland Oo la Baafinayo

Waxa magaalada Haag ee dalka Holand lagu xalay Allaha u naxariistee wiil somali ah oo magaciisa lagu sheegay Cabdifataax Cabdi Raage

Ilaa iyo hada ma jiraan wax macluumaad ah sababta keentay dilkan, waxaana dhinaca kale la baafinayaa cid aqoonsata marxuumka la dilay o la sheegay inuu kasoo jeeday gobolka Awdal.