Xamaas ayaa si cad u sheegay inaysan aqbali doonin qorshe kasta oo ciidan shisheeye lagu geynayo Qasa, taa oo ay ku sheegeen inay wax u dhimayso mabaadi’dooda ay ku doonayaan xuquuqda ay u leeyihiin dawlad xor ah iyo mustaqbal Falastiiniyiinta gacantooda ku jira.