Heemaal News Network

Xamse Oo Xilal u Magacaabay Masuuliyiin Cusub (Magacyada)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo magacaabay Agaasimeyaal Guud iyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA