Heemaal News Network

Xasan Sheekh Oo Caawa Socod ku Maray Suuqyada Waaweyn Ee Magalada Muqdisho.(Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuurgalaya xaaladda amni ee caasimadda dalka ayaa caawa booqday qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga magaalada Muqdisho, isaga oo waqti la qaatay dad shacab ah oo ku sugnaa goobahaasi.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Xil. Foosiya Yuusuf Aadan Oo Faahfaahin ka Bixisay Tartanka ay Ugu Jirto Gudoomiyaha Midowga Afrika

Heemaaln

Sheekh Shariif oo si kulul u dhaleeceeyey hab dhaqanka Madaxweyne Xassan Sheekh

Heemaaln

Somaliya iyo Imaaraadka Oo ka Wada-hadlay u Diyaar garowga Khasaraha Roobka Gu’ga

Heemaaln