Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabada Ciidul Fitriga ka dib markii ay dhamaatay bishii barakeysneyd ee Ramadaan oo maanta ku ekeyd
Xassan Shiikh ayaa sidoo kale ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, dagaalka Al shabaab, arrimaha doorashooyinka, dastuurka, khilaafka Somalia iyo Itoobiya iyo waliba Ilaalinta madaxbanaanida.