Heemaal News Network

Xassan Shiikh Oo Khudbad Xasaasi ah Oo Dinacyo Badan Taabanaysa Jeediyey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia ayaa khudbad u jeediyay shacabka Soomaaliyeed isagoo ka hadlay xaaladda dalka, duruufaha ku xeeran dhallinyarada Soomaaliyeed iyo qorshaha dowladda ee difaaca madaxbannaanida iyo qarannimada dalkeenna

HOOS KA DAAWO