Qoraal ay ku saxiixnaayeen Xildhibaannadan ayay ku sheegeen in marka Xildhibaan Xasaanadda laga qaadayo ay u baahan tahay iney u codeeyaan saddex dalool labo tirada Guud ee Baarlamaanka, iyagoo xusay in Adan Madoobe uusan awod sharci ah u laheyn inuu bedelo Xldhibaan.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA XLDHIBAANAD