Laascaanood: ku dhawaad 20 xildhibaan ayaa ka soo horjeestdy samaynta Dastuurkii u horreeyey oo ay yeelato SSC-khaatumo, kaasi oo uu doonayo hoggaamiye Firdhiye, in uu maamulka kaga saaro kumeel-gaadhnimada, balse mudanayaashan ayaa soojeediyey in la qabto shirweyne loo dhan yahay, si maamulku uga baxo KGM.
Hoggaamiye Firdhiye iyo ku-xigeenkiisa ayaa sidoo kale isku khilaafsan hannaanka looga baxayo Kumeel-gaadhnimada, iyada uu ku-xigeen Shiine la safan yahay xildhibaannada bayaanka soo saaray.