“Xisbiga Himilo Qaran waxaa uu ummadda Soomaaliyeed u caddaynayaa in Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud qaadi doono masuuliyadda wixii dhibaato ah ee ka dhasha xad-gudubka lagu sameynayo Dastuurka dalka iyo kan dowlad goboleedyadda. Xisbigu wuxuu xasuusinayaa Madaxweynaha inuusan sidii uu doono ka yeeli karin taladda dalka, wixii uu shalay diidanaana aan maanta isaga laga aqbali doonin” ayaa lagu yiri War-saxaafadeed ka soo baxay Xisbiha Himilo.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA XISBIGA