Heemaal News Network

Xisbiga Midigta fog Le Pen Ee Faransiiska Oo ku Guuleystay Doorashooyinkii Baarlamaanka Yurub

Xisbiga midigta fog Le Pen ee Faransiiska oo dhowaan ku guuleystay doorashooyinkii Baarlamaanka Yurub , hadana u cadcad doorashada Faransiiska , ayaa ku dhawaaqay inay mamnuuci doonaan dadka haysta labada dhalasho inay xilal ka qabtaan Faransiiska.

Sababta ay tan u tahay wax diiradda la saaro ayaa ah in illaa 4 Wasiir oo Faransiis ah ay haystaan dhalasho kale in ka badan 80 Xildhibaan ayaa sidoo kale haysta jinsiyad kale. Laakin ma ku sheega wax ka yaabinaya, dhammaan tiradan aan ku sheegay waxay haystaan baasaboorka Israa’iil , waana muwaadiniin Israa’iili ah ! Aan aragno haddii Le Pen ay ku tiraahdo Faransiiska asal ahaan ka soo jeeda Israa’iil ee ku soo qulqulaya , ma awoodaan inad xilal qabataan!