Heemaal News Network

Xisbiga Wadani Oo Sheegay Inuu ka Cadhooday Dhalinyarada Lagu Dilay Muqdisho.

Xisbiga Wadani Oo Sheegay Inuu Aad Uga Cadhooday Muwaadininta Reer Somaliland Ee Lagu Dilay Somalia

Xisbiga Waddani Ayaa Mar Kale Qoraal Adag Ka Soo Saaray Dilka Waxuushnimada Ah Ee Cabdinasir Muse Dahable Iyo Muwaadaniinta Reer Somaliland Ee Sharci Darrada Igu Xidhan Dilka Uu Ku Eedaysan Yahay Maamulka Xamar Ka Jiraa.

Xisbigu Waxa Uu Sheegay In Ay Caddahay In Maxaabiistaas Jidh Dil Loo Gaystay Laguna Khasbayo In Ay Dilka Cabdinasir Qirtaan.
Maxamuud Aadan Jaamac “Galaal”
Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani