Wasiirka arrimaha dibadda ee Faransiiska, Stephane Sejourne, ayaa xaqiijiyay xaqa ay Falastiiniyiintu u leeyihiin inay helaan dal madax bannaan.
“Falastiiniyiintu waxay xaq u leeyihiin madax-banaani iyo dawladnimo,” Sejourne ayaa ku qoray X.
Waxa uu carrabka ku adkeeyay sida ay uga go’an tahay Faransiiska in ay daacad ka noqdaan ballan-qaadkii ay ku taageerayaan Falastiiniyiinta si loo gaaro yoolkaas.