Heemaal News Network

Dawlada Somaliya Oo Xabsiga Dhigtay Saraakiil & Askar ka Tirsan Ciidanka Xooga dalka.(Sawiro)

Maxkamadda ciidanka qalabka sida ayaa xabsiga u dirtay in ka badan 30 kamid ah ciidanka XDS.

Askarta la xiray ayaa isugu jira Saraakiil iyo Askar sida ay sheegtay warbaahinta dowlada Somalia.

Waxaa loo haystaa Gawaari, Hub iyo Agab ciidan oo looga soo tegay furimaha dagaalka ee koonfurta gobalka Mudug

Arrimahan ayaa dhacay intii ay socdeen dagaalo todobaadyadii la soo dhaafay dhexmaray ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Al shabaab.

Saraakiisha ayaa sheegay in raggan loo heysto dayacaad la xiriirta masuuliyadii ka saarneyd ilaalinta hubka iyo agabka ciidanka, waxaaba maalamaha soo socda la qaadi doonaa dacwadooda.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Wasiirka Maaliyadda Somaliya Oo Magaalada Paris ku Saxiixay Heshiis

Heemaaln

DHACDO NAXDIN LEH:-Nin Saaxiibkiis ay muddo qol wada daganaayeen oo ku dilay Masaar.

Heemaaln

Dowlada Oo Digniin Adag u Dirtay Maraakiibta Jarriifka Ee Xeebaha Somaliya kawada.

Heemaaln