Heemaal News Network

Madaxwaynaha Maamulka SSC Khaatumo Oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Asluubta

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir A. Aw-Cali ayaa G/Sare Jaamac Saxardid Barre u magacaabay inuu noqdo Taliyaha Ciidanka Asluubta SSC-Khaatumo.

Hoggaamiyaha ayaa Taliyaha oo ah Xeeldheere ciidan Ilaahay uga baryay in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee uu u igmaday.
DHAMMAAD

Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha
Maamulka SSC-Khaatumo
Email: Info@ssckhaatumo.so

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Gobollada Sool iyo Sanaag Oo laga Saaray Muran Khariireedkii Horey Uga Diwaangashanaa Hey’adaha QM

Heemaaln

Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ka Warbixiyey Kulankii M/Biixi iyo Faysal Cali Waraabe ku Heshiiyeen

Heemaaln

Jabuuti Oo Mar Kale Ku Celisay In Ay Ka Soo Horjeedo Heshiiska Badda Iyo Kala Goynta Soomaaliya

Heemaal