Heemaal News Network

Dawlada Imaaraadka Carabta Oo Xaqiijisay In Sargaal Afaraad Uu U Dhintay Dhaawac.

Dowladda Imaaraadka ayaa xaqiijiyay in sarkaal afraad uu maanta uga dhintay dhaawaca weerarkii xalay ee xerada Gordan ee tababarka ciidamada ee magaalada Muqdisho.

Afarta sarkaal ee Imaaraadka ayaa meydkooda la geeyey Abu Dhabi, waxaana lagu kala magacaabaa; Korneyl Maxamed Al-Mansuuri, Maxamed Al-Shamsi, Khaliifa Al-Balushi iyo Suleymaan Al-Shaxdi.

Imaaraatka Carabta ayaa sidoo kale sheegay in sarkaal ka tirsan ciidamada Difaaca dalka Baxrayn lagu diley weerarka.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

“Madaxweyne Laba Nooc Dadka Ha-kala Tashan….”Sh C/laahi Sh Cali Jawhar

Heemaaln

Xirsi Oo Runta u Sheegay Cabdilaahi Dirawal iyo Axmed Ismaacil Samatar

Heemaaln

Wasiirka Maaliyadda Somaliya Oo Magaalada Paris ku Saxiixay Heshiis

Heemaaln