Heemaal News Network

Israa’iil Oo Shaacisay Inay Deegaanka Rafax kasoo Furatay la Haystayaal

Louis Har iyo Fernando Simon Marman, oo ah labada la haystayaal ee ciidamada Israa’iil ay ka soo badbaadiyeen magaalada Rafax xilli habeen ah, ayaa laga qaaday sawir cusub oo saaka la sii daayay, iyagoo isku duubaya xubno qoyskooda ah.

Koox ka kooban qoysas iyo saaxiibo la haystayaal ah oo Xamaas ay qafaasheen, ayaa sawirka soo dhigay baraha bulshada, iyagoo ku soo dhoweeyay gurigooda.

“Waan ku faraxsanahay inaad halkaan nala joogtaan, waxaan sii wadi doonnaa inaan dalbanno soo celinta dhammaan 134-ka la haysto,” ayay kooxdu tiri.

Safiirka Israa’iil ee UK, Tzipi Hotovely, ayaa isla sawirka la wadaagtay, iyadoo ku tilmaantay badbaadinta “mid guul iyo nasasho leh”.

Mawduucyo Laga Yaabo In Aad Xiisaynayso

Xisbilah Oo Weerar Ku Qaaday Ciidamo Israiila Oo Isku Diyaarinayey Dagaal

Heemaal

Maxbuus Muslimiinta ku nool Falastiin Mushaharkiisa Oo Dhan Ugu Deeqay.!

Heemaaln

Midowga Yurub Oo Saanad Ciidan iyo Gaadiid Dagaal ku Wareejiyay Dowlada Somaliya

Heemaaln